Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal kooban oo lagu soo bandhigayo weerar qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Jubbaland, kaas oo ka dhacay tuulada Soya oo kutaal inta u dhaxayso degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ee Jubbada hoose.
Muuqaalka oo ah mid kooban ayaa ugu horrayn lagu fiirsanayaa ciidamo ka tirsan mujaahidiinta oo deegaanka Soya ku baacsanaya maleeshiyaadka Riddada Jubbaland, Allah fadligiisna waxay soo afjarayaan raadkooda, maydadkooda oo deegaanka yaal ayay soo qabanaysa cameradda mujaahidiinta.