Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigay askar towbad keen ah oo iska soo dhiibay maleeshiyaadka kooxda Riddada ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho, waxayna taa’ibiintaan isku dhiibeen maamulka wilaayada islaamiga ah ee Baay.
Mid ka mid ah askartan taa’ibiinta ah ayaa sheegay in uu si gaara uga tirsanaa maleeshiyaadka Ridada ee loogu yeero Haram-cad, waxaana lagu soo bandhigay deegaannada maamulka islaamiga ah ee Baay, waxay muuqaal baahiyaha Kataa’ib uga warbixiyeen gaalnimada ay ku dhaceen iyo waxa ku dhaliyay inay ka towbad keeno gaalnimadii ay ku dhaceen.