Sheekh Muuse Cabdi Carraale oo ah waaliga wilaayada islaamiga Banaadir, ayaa ka hadlay howlgalkii Inghimaasiga ee ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen dhismaha xaruunta SYL ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya.
Sheekha ayaa sheegay in howlgalkaasi uu Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, khasaare laxaad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac na lagu gaarsiiyay masuuliyiintii Riddada ee dhismaha lagu beegsaday iyo saraakiil iyo maleeshiyaad gurmad usoo sameeyay.
Sheekha ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkan Inghimaasiga ah uu kusoo beegmay wakhti madaxda murtadiinta ay maalmihii u dambeeyay ku faanayeen inay Xamar noqotay aag ka caagan howlgallada mujaahidiinta, Allaah fadligiis na isla billowga bisha barakaysan ee Ramadan ay mujaahidiintu masuuliyiinta Riddada ku dhufteen darbo xooggan oo ah in loo dhacay dhisme aad ammaankiisa loo adkeeyo oo u dhow madaxtooyada kooxda Riddada, sheekha ayaa u duceeyay ragga Inghimaasiyiinta ee dhiiggooda ku qoray camaliyaddan barakaysan.