Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay howlgalkii Inghimaasiga ee ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen xarunta SYL oo ah dhisme ay gabbaadsadaan masuuliyiin siyaasadeed, xildhibaanno, saraakiil ciidan iyo xubno muhiim u ah kooxda Riddada Soomaaliya, sidoo kalena ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada ee looga arrimiyo murtadiinta.
Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in howlgalka Inghimaasiga ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyay Allaah fadligiis lagu dilay 28 murtadiin ah oo u badan askartii ilaalada ka ahayd xarunta dhismaha SYL iyo madaxtooyada, sidoo kale waxaa ku jira askar iyo saraakiil gurmad ahaan ugu yimid.
Taliska ciidanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in howlgalkaan barakaysan ee Inghimaasiga lagu dhaawacay 41 xubnood, kuwaas oo ay ku jiraan 8 xildhibaan oo ka tirsan golaha dawaaqiidda kooxda Riddada Soomaaliya.