Maktabka siyaasadda iyo wilaayaadka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa warsaxaafadeed rasmi ah oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka kasoo saaray duqayntii wuxuushnimada ee diyaaradaha Turkigu ay ku xasuuqeen dad muslimiin ah oo ku tukanayay masjid kuyaal tuulada Baghdaad ee hoostagta degmada Afgooye ee WI Sh/hoose.
Xafiiska siyaasadda iyo wilaayaadka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa warsaxaafadeedkiisa sidoo kale ku faafiyay magacyada dadkii shacabka ahaa ee u badnaa dumarka iyo caruurta ee duqayntan wuxuushnimada ah lagu xasuuqay.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo English Ah.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Soomaali Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanaadka.