Idaacadda islaamiga ah ee Andalus, waxay caawa baahisay waraysi gaar ah oo ay la yeelatay Al-istish-haadi Razmi oo ka mid ahaa raggii Inghimaasiyaasiyiinta ee dhabarka ka jabisay hayadaha ammaanka ee dowladda Riddada Somalia ee inka badan 15 saacadood oo xiriir ah uu Allaah waafajiyay inay ka dhex jihaadaan dhismaha SYL ee gabbaadka u ah masuuliyiinta, xildhibaannada iyo saraakiisha dowladda Riddada.
Al-istish-haadi Cabdiweli Ibraahim Muumin oo gudaha walaalihiisa Istish-haadiyiinta ah looga garan ogaa (Ramzi), ayaa ku dhashay kuna soo barbaaray degmada Jilib ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka, wuxuu ka dhashay beesha Cawramale, Al-istish-haadi (Ramzi) ayaa ka mid ahaa raggii dhiiggooda ku qoray howlgalkaaasi barakaysan ee lagu beegsaday masuuliyiinta, xildhibaannada, saraakiisha ciidan iyo xubnaha muhiimka u ah kooxda Riddada, wuxuuna ka mid ahaa raggii howlgalka ku jiray, isla xaruunta dhismahaasina uga soo dhex bishaaraynayay dadka muslimiinta ah.
Alle haka aqbalee Al-istish-haadi Ramzi oo sidoo kale loo yaqiinnay Sudays, ayaa farriimo muhiim ah ka tagay inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa, wuxuuna si kulul ula hadlay murtadiinta saliibiyiinta ku garab taagan dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka, isagoo ugu bishaareeyay in ay kusoo socdaan rag aan geerida ka baqin oo u socda raali ahaanshiyaha Allaah, walaalihiisa mujaahidiinta ah iyo ehelladiisa ayuu farriimo dhaxalgal ah uga tagay.