Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalka reer Buulo-fulaay oo bogaadinaya howlgalkii dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu beegsaday masuuliyiin, xildhibaanno, saraakiil ciidan, iyo xubno muhiim u ah kooxda Riddada Somalia.
Muuqaal baahiyaha Kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa qaybaha kala duwan ee reer Buulo-fulaay wax ka waydiiyay sida ay u arkaan howlgalkan Inghimaasiga ah ee lagu beegsaday dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, waxayna si la mid ah bulshooyinka wilaayaadka islaamiga ah soo dhaweeyeen una duceeyeen raggii dhiigooda ku qoray guushan taariikhiga ah.