Idaacadda islaamiga ah ee Andalus, waxay caawa baahisay waraysi gaar ah oo ay la yeelatay Al-istish-haadi Salmaan oo ka mid ahaa raggii Inghimaasiyaasiyiinta ee dhabarka ka jabisay hayadaha amaanka ee kooxda Riddada Somalia ee inka badan 15 saacadood oo xiriir ah uu Allaah waafajiyay inay ka dhex jihaadaan dhismaha SYL ee gabbaadka u ah masuuliyiinta, xildhibaannada iyo saraakiisha dowladda Riddada.
Al-istish-haadi Maxamed Hilowle Miiriishoo gudaha walaalihiisa Istish-haadiyiinta ah looga garan ogaa (Salmaan), ayaa ku dhashay kuna soo barbaaray degmada Saakow ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka, wuxuuna ka dhashay beesha Yantaar, Al-istish-haadi (Salmaan) ayaa ka mid ahaa raggii dhiiggooda ku qoray howlgalkaaasi barakaysan ee lagu beegsaday masuuliyiinta, xildhibaannada, saraakiisha ciidan iyo xubnaha muhiimka u ah kooxda Riddada, wuxuuna ka mid ahaa raggii howlgalka ku jiray, isla xaruunta dhismahaasina uga soo dhex bishaaraynayay dadka muslimiinta ah.
Alle haka aqbalee Al-istish-haadi Salmaan oo sidoo kale loo yaqiinnay Abuu Maxamed, ayaa farriimo muhiim ah ka tagay inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa, wuxuuna si kulul ula hadlay murtadiinta saliibiyiinta ku garab taagan dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka, isagoo ugu bishaareeyay in ay kusoo socdaan rag aan geerida ka baqin oo u socda raali ahaanshiyaha Allaah, walaalihiisa mujaahidiinta ah iyo ehelladiisa ayuu sidoo kale fariimo dhaxalgal ah uga tagay.