Idaacadda islaamiga ah ee Andalus, waxay caawa baahisay dardaaran dhaxal-gal ah oo uu ka tagay Alle haka aqablee Al-istish-haadi Saabir oo ka mid ahaa raggii Inghimaasiyaasiyiinta ee dhabarka ka jabisay hayadaha amniga kooxda Riddada Somalia ee inka badan 15 saacadood oo xiriir ah uu Allaah waafajiyay inay ka dhex jihaadaan dhismaha SYL ee gabbaadka u ah masuuliyiinta, xildhibaannada iyo saraakiisha dowladda Riddada.
Al-istish-haadi Xassan Isxaaq Macallin oo gudaha walaalihiisa Istish-haadiyiinta ah looga yaqiinnay (Saabir) oo 32 sano jir ah, ayaa ku dhashay kuna soo barbaaray deegaan hoostaga degmada Bardaale ee wilaayada islaamiga Baay, wuxuu ka dhashay beesha Macallin Weyne, Al-istish-haadi (Saabir) ayaa ka mid ahaa raggii dhiiggooda ku qoray howlgalkaaasi barakaysan ee lagu beegsaday masuuliyiinta, xildhibaanada, saraakiisha ciidan iyo xubnaha muhiimka u ah kooxda Riddada.
Alle haka aqbalee Al-istish-haadi Saabir, ayaa farriimo muhiim ah ka tagay inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa, wuxuuna si kulul ula hadlay saliibiyiinta iyo murtadiinta dabadhilifyada ah ee dagaalka kula jira shareecada, isagoo ugu bishaareeyay in ay kusoo socdaan rag aan geerida ka baqin oo u socda raali ahaanshiyaha Allaah, walaalihiisa mujaahidiinta ah iyo ehelladiisa ayuu sidoo kale fariimo dhaxalgal ah uga tagay.