Ciidanka guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay howlgal culus oo qarax la eegteen hoyga uu magaalada Baydhaba ka degganyahay murtadka lagu magacaabo General Mahad Cabdiraxmaan oo ah taliyaha ugu sarreeya waxay ugu yeeraan ciidanka Asluubta kooxda Riddada Soomaaliya, waxaa la xaqiijiyay in uu burbur xooggan soo gaaray guriga sarkaalkaasi.
Sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah la beegsadeen guri uu isla magaaladaasi Baydhaba ka dagganyahay murtad Mukhtaar Maadey oo ah xildhibaan ka tirsan golaha dhawaaqiida kooxda Ridada Somalia, hal askari oo ka mid ah ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay qaraxa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Nur Maxamed oo loo garan ogyahay (Kuunyaley), gurigana burbur ayaa soo gaaray.
Dhanka Jubbada hoosena, waxay ciidamada mujaahidiintu kamiin culus u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Wir-koy ee duleedka magaalada Kismaayo, dhaawaca waa 1 askari oo murtad ah.
Dhanka Sh/hoosena waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka saliibiyiinta Ugandha ee degmada Buulo-mareer, lama soo werin faahfaahinta howlgalkaasi.