Degmada Tiyeeglow ee xarunta u ah maamulka wilaayada islaamiga Bakool, waxaa maanta si la mida degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ee dalka looga oogay labada rakcadood ee salaadda ciidul-fidriga.
Boqollaal isugu jirta qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Tiyeeglow ayaa hal goob oo fagaare ah ku wada oogay labada Rakcadood ee salaadda ciidda, waxaana salaadda kaddib la arkayay iyaga oo is marxabaynaya oo isugu hambalyeynaya munaasabadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Tiyeeglow.