Allposts Sawirro Warar Daawo Sida Ciidul-fidriga Looga Oogay Degmada Galhareeri. April 11, 2024 Boqollaal qof oo ku dhaqan degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa goob fagaare ah oo kutaal gudaha magaaladaasi ku oogay labada rakcadood ee salaadda Ciidul-fidriga, si la mid ah degmooyinka kale ee wilaayaadka islaamiga ah. Hoos Ka Daawo Sawirrada. Continue Reading Previous: Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Deegaanka Buurdhuxunlle.Next: Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Deegaanka Cowsweyne Ee Galgaduud. Related Stories Kooxda Xassan Gurguurte Oo Sheegtay In Itoobiya Bad La Doonayaan. Allposts Warar Kooxda Xassan Gurguurte Oo Sheegtay In Itoobiya Bad La Doonayaan. October 5, 2024 Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -02-04-1446-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -02-04-1446-Hijri. October 5, 2024 Qaraxyo Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh/hoose. Allposts Warar Qaraxyo Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh/hoose. October 5, 2024