Deegaanka Yaaq-baraawe wuxuu ka mid yahay deegaanada hoostaga degmada Diinsoor ee wilaayada islaamiga ah ee Baay, shalay waxa laga oogay labada rakcadood ee salaadda ciidul-fidriga, dadweyne aad u fara badan ayaa isaga kala yimid xaafadaha degaankaas, waxayna hal goob oo fagaare ah ku oogeen salaadda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.