Deegaanka Cowsweyne oo ka mid ah deegaannada dhaca wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, marti geliyay na mid ka mid ah duullaanada taariikhiga ah ee lagu laayay maleeshiyaadka murtadiinta, ayaa maalintii ciidul-fidriga oo ku beegnayd Arbacada waxay dadka muslimiinta ah iyagoo jamaaco ah isugu soo baxeen goob fagaare ah, halkaas oo ay ku oogeen labada rakcadood ee salaadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.