Maalintii ciidda ee aanu kasoo gudubnay degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ee sida wayn looga ciiday waxaa ka mid ah deegaanka Buurdhuxunlle ee ka tirsan wilaayada islaamiga ee Bakool. boqollaal qof oo dadka deegaanka ah ayaa isugu yimid goob fagaare ah, halkaas oo ay labada rakcadood ee salaadda ciidul-fidriga ku oogeen.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.