Ciidamo ka tirsan jabhadda mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay weerar qorsheysan oo dagaal toos ah ku mireen saldhigga ciidamada Kuffaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Uganda ay kaga suganyihiin degmada Jannaale, dagaal culus oo in muddo ah socday ayaa halkaas ku dhexmaray mujaahidiinta iyo murtadiinta.
Lama helin faahfaahin ku aaddan khasaaraha soo gaaray ciidanka saliibiyiinta Yugaandha ee saldhigga ciidan ku leh degmada Jannaale, dhowr jeer oo hore ayuu saldhiggan marti geliyay weeraro habeen dheelmad ah oo ay ciidamada mujaahidiintu ku mireen.
Dhanka kale ciidamada mujaahdiinta Al-shabaab ee ka jihaada wilaayada Banaadir, waxay howlgal la qorsheeyay oo qarax ah la beegsadeen koontaroolka ay degmada Kaxda kaga suganyihiin maleeshiyaadka murtadiinta, qaraxa ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay.