Waxaa degmada Jammaame ee wilaayada Jubbada hoose kusoo dhamaaday multaqe ama madal cilmiyeed tacliimi ah oo uu soo qabanqaabiyay maktabka Tarbiyada iyo tacliinta maamulka wilaayada islaamiga ah ee Jubbada hoose, kaas oo ay ka faa’ideysteen qaybaha kala duwan ee bulshada.
Madal cilmiyeedkaan tacliimiga ah waxaa intii uu socday lagu qaatay duruus kala duwan oo muhiim ah, waxaana intii uu socday ka faa’ideystay sida aan horay usoo sheegnay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha, waxgaradka, salaadiinta iyo qaybaha kale ee bulshada.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Multaqaha.