Ciidamada guutooyinka qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo qarax ah la beegsadeen guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada oo ku yaala gudaha degmada Jannaale.
Inta la hubiyay waxaa qaraxan barakaysan ee ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Jannaale ku dhaawacmay ugu yaraan laba askari oo murtadiin ah, kuwaas oo ka mid ah maleeshiyaadka lagu qarxiyay guriga kuyaal degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose.
Howlgalkan ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada Sh/dhexe ay weeraro culus ku mireen xerada ciidamada Kuffaarta Burundi ay kaga suganyihiin Buundada deegaanka Xawaadley, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Burundeesku.