Howlgal qaraxyo ah oo maanta ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Banaadir ka fuliyeen degmada Dharkeeynley ayaa lagu beegsaday askar ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta, halkaas oo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen ku dhawaad 15 askari oo murtadiin ah.
Qaraxyada oo gaarayay ilaa laba qarax ayay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Dharkenley ee caasimdda Muqdisho, waxayna ku beegsadeen goob ay ku sugnaayeen maleeshiyo Riddada ka tirsan, waxaana qaraxayadaasi inta la xaqiijiyay ku dhintay ilaa 7 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen toddobo kale.
24 saac ka hor ayay ahayd markii howlgal gaar ah oo ciidamad mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Siliga ee degmada Wadajir lagu dilay murtad Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan (Xildhibaan), kaasi oo ka tirsanaa xildhibaannada maamulka Riddada ah ee Koonfur-galbeed.