Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Baay, ayaa weerar culus oo si heer sare ah loo qorsheeyay ku beegsaday saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay ka degganyihiin duleedka magaalada Baudhaba ee xarun goboleedka Baay.
Weerarka ayaa si gaar ah loogu miray saldhigga murtadiinta ee deegaanka Goof-gaduud Buureey, waxayna Allaah fadligiis ciidamada mujaahidiintu weerarakasi ku dileen hal sarkaal oo murtad ah, halka sidoo kale ay ku dhaawaceen askari kale oo murtad ah.
Sarkaalka weerarkan lagu dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Fanax, waana mid ka mid ah howlgallada habeen dheelmadka ah ee ay mujaahidiintu ku beegsadaan saraakiisha iyo maleeshiyaadka Riddada ee u hub qaatay dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka.