Degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxaa maanta laga oogay labada rakcadood ee salaadda Ciidul-adxaa, boqollaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan degmadaasi iyo deegaannada ku xeeran ayaa isugu yimid meel fagaare ah, halkaas oo ay ku oogeen labada rakcaood ee salaadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.