Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa baahisay sawirro muujinaya ciidamo ka tirsan mujaahidiinta oo si heer sare ah ugu ciideysanaya qaar ka mid ah furimaha dagaalka ee dalka Maali.
Sawirradan waxaa si gaar ah loogu soo bandhigay sida ay ciidamada mujaahidiinta ee Al-qaaciddada Maali gaar ahaan mandiqadda Masina ay ugu dabaaldegeen munaasabada Ciidul-adxaa ee sannadkan 1445 Hijri.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.