Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe, waxay weerar culus oo qarax ah ku beegsadeen ciidamo ka tirsan kuffaarta Burundi ee qaybta ka ah isbahaysiga saliibiga ah ee ATMIS.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan oo loo adeegsasday ilaa laba qarax, ayaa ka dhacay Inta u dhaxaysa deegaanka Gololey iyo Balcad, waxayna mujaahidiintu ku beegsadeen ciidamo Burundeys ah oo lugeynayay.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxyadaasi ku dhintay saddex askari oo ka mid ahaa kuffaarta weerarka lagu beegsaday, halka sidoo kalena ay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen laba kale.