Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay weerar abaabulan ka fuliyeen degmada Dharkeenley ee casimadda Muqdisho, halkaas oo ay mujaahidiintu Allaah fadligiis ku dileen sarkaal boolis ah oo lagu magacaabi jiray Muuse Xaaji Cumar.
Dhanka Sh/dhexe, howlgal qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ee wilaayadaasi waxay ku dileen askari murtad ah, waxayna mujaahidiintu askarigaasi ka furteen qorigii iyo booshkii uu ku hubaysnaa.
Dhanka soohdin-beenaadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, waxay ciidanka mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin xad-beenaadka gaar ahaan agagaarka deegaanka Kaambooni, waxaana intii uu dagaalka socday uu dab xooggan ka kacay xerada, waxaana sidoo kale jira khasaare nafeed oo murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaas.
Dhanka Laamu, waxaa faahfaahin laga helay weerar ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen xerada kuffaarta Kenya ee magaalada Ishaa-kaani ee gobalkaasi Laamu, laba askari oo Kenyaan ah ayaa lagu dilay weerarkan, halka ay ku dhaawacmeen 7 kale oo askar saliibiyiin Kenyaan ah.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal xooggan ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Danow, dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaana halkaasi ka dhacay.
Dhanka Baay, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal qarax ah ka fuliyeen guri uu Baydhabo ka deganyahay murtad Xassan Eelaay oo ah wasiirka xanaanada xoolaha ee kooxda Riddada Soomaaliya, waxaana lasoo wariyay inay jiraan khasaare burbur ah oo soo gaaray guriga ay mujaahidiintu bartilmaameedsadeen ee murtadkaasi deegaanka u ah.