Howlgal qarax ah oo ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen degaanka Goofgaduud-buurey ee hoostaga degmada Baydhaba, ayaa lala eegtay saraakiil murtadiin miine-baar ah, qaraxa ayaa si gaar ah kaga dhacay mid ka mid ah xeryihii cagta lagu mariyay maleeshiyaadka Riddada.
Dhimashada waa hal sarkaal oo murtad ah, kaasoo lagu magacaabi jiray Aadan Muxiyadiin Roobow oo ahaa taliyihii saraakiisha Miine-barayaasha Riddada ee qaraxa lala beegsaday, sidoo kale waxaa qaraxan ku dhaawacmay laba murtad oo mid ka mid ah lagu magacaabo Garaar oo ah ku xigeenka taliyaha qaraxa lagu dilay.
Dhanka Sh/hoose, waxay mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhig ciidamo ka tirsan kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha ay ka degganyihiin degmada Jannaale iyo sidoo kale xero ciidan oo murtadiinta ku leeyihiin degmadaasi.
Dhanka xad-beenaadka u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, waxay ciidanka mujaahidiintu kamiin u dhigeen kolonyo ciidamo saliibiyiin Kenyaan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaannada Kaambooni iyo Sariiraha, khasaare kuffaarta gaaray ayaana jira.