Howlgal gaar ah oo ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa lagu dilay garsoore maxkamadeed oo ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalkan oo si gaar ah uga dhacay degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho waxay ciidanka mujaahidiintu ku dileen murtad Shiikhey Shariif, kaasi oo ka mid ah Garsoorayaasha maxkamadda Riddada ee gobolka Banaadir.
Weerarkan gaarka ah ee ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada caasimadda ah ayaa qayb ka nonaya howlgallo dhowr ah oo ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen saraakiisha iyo madaxda ashahaada la dirirka ah ee kooxda Riddada.