Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab, waxay maanta howlgal culus oo qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland, kuwaas oo ku socdaalayay duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbada hoose.
Howlgalkan qarax ah waxay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis ku gubeen gaari Haartoob ah oo ay wateen maleeshiyaadka Riddada, waxaana la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen 6 askari oo murtadiin ah, kuwaas oo 4 ka mid ah xaaladoodu tahay mid garaab ah.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo dagaal toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin degmada Xudur.