Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kulul kasoo saaray dhacdadii argagaxa lahayd ee ciidamada saliibiyiintu ku gowraceen dhalinyaro iyo waayeel ka mida shacabka ku dhaqan magaalada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Warsaxaafadeedka mujaahidiinta ayaa tacsi loogu diray ehellada dhalinyarada ay sida bareerka ah ay u dileen saliibiyiinta Yugaandha, waxayna mujaahidiintu wacad ku mareen in uusan dhigga shacabka hadur noqon doonin, ciidamadaas saliibiyiintawuxuushta ahna laga aargudi doono gumaadka ay u geysanayaan shacabkeena Muslimka ah.
Ama Hoos Ka Akhriso.