Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ee ka jihaada galbeedka qaaradda Africa. ayaa weerar culus oo dhabbagal ah u dhigay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen boqollaal ciidamo Murtazaqo saliibiyiin Ruushiyaan ah iyo muradiinta Maali, kuwaas oo maryayay qaybo ka mid ah Maali.
Weerarka kamiinka ah ayaa kolonyadan ku qabsaday mandiqadda Tantaghayt ee dhacda koonfurta magaalada Tanzwatin ee dalka Maali, waxay ciidamada mujaahidiinta Al-qaaciddada Maali Allaah fadligiis halkaas cagta ku mariyeen kolonyadii isugu jirtay saliibiyiinta Faagnar iyo kuwa Riddada ah ee Maali.
Bayaan kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu xaqiijiyay in kamiinka oo ahaa mid xooggan uu Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, kuna halaagsameen 50 askari oo murtazaqo Faagnar ah iyo 10 kale oo murtadiinta Maali ah, waxaa sidoo kale weerarkan lagu burburiyay dhamaan gaadiidkii ciidan ee ay wateen murtazaqada Ruushka iyo kuwa Riddada Maali, hub iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah ayay sidoo kale mujaahidiintu kusoo furteen weerarkan dhabbagalka ah.
Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Nusratul islaam sidoo kale na faafisay bayaanka ayaa sheegtay in weerarkan uu aargud u yahay dasdka muslimiinta ah ee reer Maali gaar ahaan ku dhaqan mandiqadda Kiidaal, ee xasuuqyada kala kulmayay murtazaqada uu ku adeegto Ruushka iyo murtadiinta Maali.
Mujaahidiintu waxay sidoo kale baahiyeen sawirrada maydadka murtazaqada Ruushka ee Faagnar iyo kuwa Riddada Maali, halkaas oo laga akhrisan karo jabka laxaadka leh ee ku dhacay kolonyadan oo markii hore usoo hub qaadatay daadinta dhiigga dadka rayidka ah balse uu Allaah kusoo riday dabinka mujaahidiinta gacantoodana uu ku xasuuqay.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka mujaahidiinta oo dhamaystiran.