Howlgal qarax ah oo ciidamada guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ay maanta ka fuliyeen duleedka degmada Balcad, ayaa lagu beegsaday gaari ciidan oo ay la socdeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen inka badan 20 askari oo murtadiin ah.
Howlgalkan qaraxa waxay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis ku gubeen gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka murtadiinta, burburka gaariga marka laga soo tago waxay sidoo kale mujaahidiintu weerarkan ku dileen ugu yaraan 13 askari oo murtadiin ah, 8 kalena waa lagu dhaawacay.
Sidoo kale, howlgal qarax ah oo labaad oo ka dhacay duleedka degmada Balcad, waxay ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo lugeeynayey, khasaare kala duwan in uu gaaray Riddada ayaa la xaqiijiyay.