Mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam ee ka jihaada galbeedka qaaradda Africa, ayaa horumarro ballaaran oo dhanka ciidanka ah ka sameynaya furimaha dagaalka, iyaga oo laba maalmood ka hor la wareegay gacan ku hayn saldhig ciidan oo kuyaal mandiqadda Aribanda.
Mu’assadda Al-zallaqah waxay shaacisay in ciidamada mujaahidiinta ee jamaacada Allaah fadligiis si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta saldhigga millatari ee laga difaaco magaalada Ghoosi ee dhacda waddanka Maali, halkaasoo ay ku sugnaayeen millatariga Riddada Bomako.
Mujaahidiintu waxay faafiyeen muuqaal kooban oo la fiirsan karo qadar sikinno ah, kaasi oo muujinaya in saldhiggan millatari gacanta mujaahidiintu ku jiro, waana mid ka mid ah saldhigyada millatari ee ay mujaahidiintu la wareegeen maalmihii dambe.
Saldhiggan ciidan ee ay ciidamada mujaahidiintu la wareegeen waxaa horay ugu sugnaa ciidanka gumeystihii Faransiiska ee dalkaasi isaga cararay, waxaana kaddib la dejiyay ciidanka Riddada Maali, kuwaas oo iyagana ugu dambayn isaga cararay laba maalin ka hor.
Dhanka kale, waxay mu’assasada Al-zallaqah faafisay sawirro muujinaya ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ku sugan mandiqadda oo qaadanaya duruus millatari.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Saldhigga Lala Wareegay.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Duruusta Millatari ee Ciidanka Mujaahidiinta La Siinayo.