Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta weerar kamiin u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ashahaada la dirirnimo ah ka waday afaafka hore ee magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Weerarkan dhabba-galka ah ee maanta ka dhacay duleedka Baydhaba waxaa Allaah fadligiis lagu dilay shan murtadiin ah uu sarkaal ku jira, halka lagu dhaawacay 7 kale oo murtadiin ah.
Sarkaalka maleeshiyada dhintay ku jiray waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Liitar oo ahaa taliyaha maleeshiyaadka murtadiinta ah ee Iidow-dhigaal ee magaalada Baydhaba, waxaana xusid mudan in maleeshiyaadka maanta kasoo baxay magaalada Baydhaba ay yihiin kuwa degan Iidow-dhigaal ee magaalada Baydhabo, kuwaas oo xalay la kulmay weerar ay fuliyeen mujaahidiinta.
Taliyaha la dilay ayaa maleeshiyaadkiisa u sheegay inay daba-galayaan ciidamada mujaahidiinta ee xerada soo weeraray, balse Allaah fadligiis maydkiisa la dhigay afaafka hore ee Baydhaba isaga iyo 4 ka mid ah maleeshiyadiisa.