Ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafy weerar culus ku mireen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Qansaxdheere ee wilaayada Baay, waxayna Allaah fadligiis mujaahidiintu si buuxda gacanta ugu dhigeen xerada Ceel-mashruuc ee Riddada.
Howlgalkan barakaysan waxay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis ku dileen ugu yaraan lix askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale.
Dhanka Gedo, howlgal qarax ah oo ay ciidanka mujaahidiintu saaka ka fuliyeen gudaha degmada Baardheere ayaa lala eegtay ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa gudaha degmadaasi, waxaa jira khasaare gaaray saliibiyiinta xabashida.