Khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawacyo ayaa ka dhashay duqayn wuxuushnimo ah oo diyaaradaha dagaalka ee dowladda Riddada Mali ka gaysateen suuq dadweyne oo mashquul badan.
Duqaynta oo ahayd mid cashwaa’i ah ayaa si gaara u beegsatay suuqa xoolaha ee tuulada Fifo oo ka tirsan waddanka Maali, waxaana duqaytaasi fulisay mid ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dowladda Riddada Turkiga ku wareejisay xukuumadda Riddada Bomako.
Duqayntan cadowtooyo waxaa ku dhintay dhowr qof oo shacab ah, halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo abriyo ah, sidoo kale waxaa duqayntaasi ka dhashay burbur hantiyeed iyo xoole ku dhamaaday oo ay lahaayeen dadka shacabka ah ee la duqeeyay.
Mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa warsaxaafadeed adag oo kooban soo saaray, kaasi oo ay ku cambaareynayaan duqaynta wuxuushnimo ee ay gaysteen diyaaradaha droneska ah ee murtadiinta, waxay na mujaahidiintu soo bandhigeen sawirada suuqa la beegsaday iyo sidoo kale dad shacab ah oo duqaynta ku dhintay.