Ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta weerar culus oo qorsheysan ku qaadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku leeyihiin inta u dhaxeeysa deegaannada Qalimow iyo Xawaadley oo ka tirsan Sh/dhexe.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay xaqiijiyeen in weerarkaas qorsheysan Allaah fadligiis lagu dilay 5 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay 6 kale.
Saacadihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada mujaahidiintu weerar culus oo madaafiic ah ku qaadeen saldhig ciidan oo kuffaarta Kenya ay ka degganyihiin deegaanka Kulbiyow ee ka tirsan Jubbada hoose, halkaas oo ay sidoo kale ku sugnaayeen ciidamo saliibiyiin Maraykan ah, laba askari oo ka tirsanaa ciidamada kuffaarta Kenya ayaa ku dhintay, halka laba kale oo kala ah saliibi Kenyaan ah iyo mid murtad ahna ay dhaawacyo ku noqdeen.