Ciidamada guutada madaafiicda Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay saaka oo Axad ah howlgal madaafiic ah ku qaadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, taasi oo ah taliska ugu weyn ee Kuffaarta ku leeyihiin Soomaaliya.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiinta oo Al-andalus waxay xaqiijiyeen in madaafiicda Allaah fadligiis ay ku dhaceen gudaha xerada, balse wali faahfaahin rasmi ah lama heli, wixii soo kordhana dib ayaan idinkala soo wadaagi doonaa insha’Allaah.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee deegaanka Buufow ee hoostaga degmada Jannaale, sidoo kale waxaa weerar lagu miray saldhigyada murtadiinta ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye.