Ciidamada guutada qaraxyada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta howlgal qarax ah la beegsadeen guri ay ku shirayeen xubno ka tirsan maamulka Riddada ah ee Shabeellada Hoose, kaas oo ku yaalla deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka Muqdisho.
Xubnaha halkaasi ku sugnaaa waxaa kamid ahaa guddoomiyaha maamulka ridada ee Shabeellada Hoose, waxaana burburay gurigii ay murtadiintaasi ku shirayeen.
Howlgalkan barakaysan ayaa qayb ka ah qaraxyo xiriir ah oo muddooyinkan dambe ka dhacayay deegaanno ka tirsan Sh/hoose, kuwaas oo lagu beegsanayay ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyo Riddada ka tirsan.