Ciidamada guutada qaraxyada ee Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Gedo, waxay Allaah fadligiis qarax culus la beegsadeen guri uu degmada Beledxaawo ka dagganyahay sarkaal ka tirsan maamulka Riddada ee degmadaasi, murtadka lagu magacaabo Xasan Ganeey.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo Al-andalus la hadlay waxay xaqiijiyeen in Ganeey oo ahaa sarkaalka gurigiisa la qarxiyay uu isagu weerarka ka badbaaday balse ay ku dhaawacmeen ilaa saddex xubnood oo murtadiin ah, kuwaas oo 2 ka mid ah lagu kala magacaabo, Xasan Cibaad oo ah sarkaal ka tirsan sirdoonka Riddada oo laba Xidigle ah iyo Cumar Hurdaaye oo ah sskari murtad ah.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaallo culus oo toos ah ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmooyinka Xudur iyo Waajid, dhawaqa rassaasta dagaallada la isku adeegsanayay ayaa laga maqlayay xaafadaha degmooyinkaasi.