Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ee Al-furqaan kaga jawaabay su’aalo dhowr ah oo la waydiiyay.
Abuu Nabhaan ayaa qaybta koowaad ee waraysigan kaga warbixiyay mashaariicda horumarineed ee maamulkiisu ka hirgeliyay gobolka iyo arrimo kale oo muhiim ah.