Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka toddobaadkan marti ku ah Dr Xanafi Cabdi Sheekh, oo ah Dr, Sheekh iyo aqoon-yahan, wuxuu ka warbixinayaa tajribadiisii Jihaadka, Caafimaadka iyo Dibad-Wareegga?.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.