Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sh Suldaan Muxammad Aala Muxammad, qaybtan wuxuu sheekhu kaga hadlay sooyaalkiisa Jihadka, Dacwadii Burco, Munaadaradii Xoosh iyo Abuu Zubeyr, halkii uu kaga soo haray Ictisaam, iyo meesha uu kaga biiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.