Fagaara weyn oo ku yaala magaalada Jilib ee wilaayada Islamiga Jubbooyinka waxaa galinkii dambe ee shalay ka dhacay xad ka mid ah xuduuda Allaah.
Xadka oo ahaa xaddu Ridah waxaa lagu fuliyay sarkaal ka tirsanaay maamulka Ashahaado la dirirka Axmed Madoobe kaasi oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin kusoo qabteen howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Afmadow ee gobalka Jubbada hoose.
Goobta fagaaraha waxaa xukunka dilka ah kaga dhawaaqay qaadiga maxkamada’iyadoona fagaaraha ay soo buuxdhaafiyeen kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada iyo deegaanada hoostaga.
Calamada.com