Madaxweynihii hore ee dowladii Ridada kumeel gaarka aheed ninka lagu magacaaba Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho waxa uu si aad ah kaga hadlay musuqmaasuqa ay ku dhaqaaqeen hogaanka dowlada Ridada federaalka.
Shariif Murtad ayaa qiray in Xasan Garguurte iyo xubnaha kale ee ugu sareeya maamulka waqtigiisu dhamaaday iney ku dhaqaaqeen musuqmaasuq xoogan oo ah xatooya ay ku sameeyeen hantidii qaranka.
Sidoo kale Shariif Sh Axmed ayaa carabaabay in Xasan Sheekh iyo xubnaha dowladiisa ay mudanyihiin in la dhaho wax doorasha ah kama qeyb gali kartaan dambiilayaal ayaa tihiin oo hantidii dadka ayaa dhunsateen.
Halkan Ka Dhageyso Qoraalka Shareef Sh Axmed.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.