Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa habeenkii xalay baahisay barnaamij gaar ah oo ay kusoo bandhigtay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah labadii  walaal ee fuliyay weerarkii xooganaay ee labo maalin ka hor lagu qaaday hoteel Peace oo kasoo horjeeda xerada Xalane.
Walaalkan xalay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus baahisay wareysigiisa ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Abuukar Calasow oo ku magac dheeraa Ahlu Sufa Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo.
Walaalkan ayaa ugu baaqay Mujaahidiinta iyo guud ahaan dadka Muslimiinta iney sii wadaan dagaalka jihaadka ee lagu difaacyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Al-istish-haadi Muxamed Abuukar ayaa sidoo kale ugu goodiyay Kufaarta iyo Murtadiinta iney har iyo habeen la kulmi doonaan weerar culus oo la mid ah midka isaga uu qeybta ka ahaa ee ka dhacay hoteel Peace.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Muxamed Abuukar.
Calamada.com