Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kufaarta Afrikaanta dad iyo xoola ku laayeen deegaan hoostaga degmada Baraawe ee gobalkaasi.
Shisheeyaha ayaa la xaqiijiyay in si bareer ah rasaas u hubiyeen labo wiil dhalin yaro ah oo reer mii ah kuwaasi xoola ku ilaalinayay deegaan lagu magacaabo Wareer-male oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Baraawe.
Askarta Kufaarta ayaa dilay labada wiil xoolaha la jiray waxey sidoo kale dileen inka badan (20) Labaatan neef oo ka mid ah xoolihii ay goobtaasi ku ilaalinayeen labada wiil ee ay dileen.
Dhacdadaan naxdinta leh ayaa kusoo aadeysa xilli degmada Baraawe uu ku suganyahay taliyaha ugu sareeya ciidamada dowlada Nasaarada Uganda kaasi oo maalmo ka hor kasoo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho’waxa uu xasuuqaan ka dhinyahay in ciidamada Yugandha tusinayaan taliyahooda iney si wanaagsan u gutaan howshii ay dalkooda kaga soo tageen taasi oo ah iney cirib tiraan dadka iyo duunyada Soomaaliyeed.
Calamada.com
Xasuuq iyo diliyo gawrac bay noo xadee yeene
Xaqna nooma dhawraan kufrigu xaqirid mooyaane
Asiir uma xurmeeyaan mana xush mee yaane
Xad koo laga gudaa weeye iyo gaalka xagal goyne
Xumaan kama xishoodaan kufrigu mana xadee yaane
Xirkoo loo galaa iyo kufriga miino xira weeye
Xujadoon ku oogniyo kufriga jeel ku xira weeye
Xarumaha ridada oon gubniyo xalane saw maaha
Xilka qaadis Ictisaamka iyo xulufo shaydaan dheh
Xirbaa laba wajiilaynayoon figu xiraa weeye
Xadiis kay kabeen sheegayaan xulufo shaydaane
Xalaniyo wadaadada kufriga xeradi tooreeya
Xizbi weeye shaydaan qortee gawrac ugu xiira
Xag kastaba go,doonshoo kufrigu haysku wada xaaro