Iyadoo dhawaan gaalada maamusha shirkada Telegram ay gabi ahaan xireen Channel-kii Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ay ku laheed aalada Telegramka ayeey Idaacadu markale dib u howlgalisay.
Idaacada ayaa durba bilowday in wararka iyo barnaamijyada ku baahiso Channelka cusub ee ay ka furatay Telegramka waxeyna taasi muujineysa hardanka adag ee u dhaxeeya gaalada iyo Muslimiinta.
Qanaatka Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa looga bartay soo gudbinta wararka gudaha dalka iyo caalamka’sidoo kale waxaa looga bartay soo gudbinta Sawiro ama warbixino maqal iyo qoraal ah oo ka hadlaya xaqiiqda ka taagan furumaha hore ee dagaalka.
Halkan Ka Booqo Telegramka Radioandalus.
Calamada.com