Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qarax culus uu ka dhacay gudaha degmada’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan qaraxaasi.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay ku qayilayeen maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ee ku sugan gudaha degmada taasi oo sababtay khasaara kala duwan.
Inta la xaqiijiyay qaraxaasi waxaa ku dhintay hal askari tiro kalane weey ku dhaawacmeen oo ah maleeshiyaatka dowlada federaalka kuwaasi oo qaarkood dhaawacyadooda culusyihiin.
Maalmo ka hor ayeey aheed markii qarax ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Beledxaawo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro askar Kenyaati ah.
Calamada.com