Qaraxii Labaad ayaa goordhaw ka dhacay banaanka hore ee hoteel Dayax oo ay ku suganyihiin maleeshiyaatka nabadsugida dowlada Ridada federaalka iyo gaadiidka dagaalka.
Qaraxan ayaa sababay khasaara kala duwan oo soo gaartay maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka ee ka dagaalamayay banaanka hoteelka iyo saraakiil ku sugneed isla banaanka hoteelka.
Qaraxan ayaa dhacay xilli gudaha hoteelka ay dagaalamayaan ciidamada katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo saacad ka hor gudaha u galay hoteelka.
Dadka ku dhaqan xaafadaha ku dhaw dhaw hoteel Dayax ayaa sheegay iney jug saddexaad maqleen oo ka culeys yar labadiii qarax ee ka horeysay lamana xaqiijin nooca ay tahay jugta saddexaad ee la maqlay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.