Barnaamijka todobaadlaha ah ee Booqashada Andalus waxa todobaadkan idaacaddu ku booqatay isbitaalka dadka Juudaanka qaba ee tuulada Farogurow oo ku taalla wilaayada Jubbooyinka.
Dadkan oo ku noolaa muddo qarni ku dhow ayaa laga kala keenay gobolada dalka Soomaaliya, kuwaasoo lagu karantiilay deegaanka farogurow. kadibna isbitaal gaar ah looga sameeyay.
idaacaddu waxay waraysanaysaa dhakhaatiirta isbitalka iyo dadka qaba cudurka iyo xaaladdooda nololeed.