Dhammaan akhristayaasheena waxaanu ku wargalinaynaa uguna bishaaraynaynaa in aanu dib mar kale u bilownay wararkii iyo barnaamijtii aad ka dhagaysan jirteen bogga calamada,  kadib markii akhristayaal badan ay naga soo codsadeen in aanu dib u bilowno baahinta wararka iyo barnaamijta ka baxa idaacadda Al-andalus.
Haddii allaah noo idmo hadda wixii ka dambeeya waxaad si toos ah bogga calamada uga heli doontaan barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa idaacadda Andalus sida Caalamulyowm iyo Faafreebka iyo sidoo kale warka duhurnimo, sidoo kale waxaa jira barnaamijyo gaara iyo kuwo todobaale ah, sida barnaamijka Booqashada Andlus, kuwaasina sidii ay u socdeen ayay usii socon doonaan insha’allaah.
Asc walaalaha calamada waad mahadsantihiin ale haidin barakeyo walaahi run ahaani Baarnaamijta waan ubahanaay maxayelay waxaay no ahayee sida Qutulduruuriga okale wax badan ayaan kalasocon jirnay hadana wixi waan waay naay masha allaah hadana waan kufaraxnaay
Masha allh aad ayaan ugu farax sanahay in nalasooceliyo